Replies: 10 comments 20 replies
-
|
|
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
ereyga (min) waxa igala haboon in si toosa lo istimaalo ereyga (laga bilaabo) , ereyga(iskudar) waxa igala haboon (iskubiiri) , ereyga(qor) wuxu ugasi fahmi ogyahey sidan filayo (so_bandhig) ...........mahadsanid eng |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
aniga waxan comment ku darsanlahaa |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Maasha Allah, idinkaaba dhameeyay oo si cajiib ah erey bixintii ugu haboonayd badanka uwada dooray. Runtii hawshaas aad qabateenna wax fudud maaha, dadaalka aad galiseenna dadaal yar maaha, runtiina waa wax dhalinta soomaaliyeed ee hada barmajada bilowga ku ah Qiimo wayn ugu fadhiya, albaabo badan oo xirnaana u furi doona. Waxa kaliyoo aan ku dari lahaa, ereyga "labadaran" xoogaa macne khaldan bixinaya, inkastoo ay adag tahay erey "boolean" ku haboon in soomaali ahaan loo helo hadana waxaa ila qurux badnaantay in lagu badalo ereyga "laba_midle" oo tilmaamay wax labo xaaladood ama laba shay mid un leh (run/been). Sidoo kale inaan "then" oo u qoran "markaas", meel ku arkay baan umalaynayaa, amay "kadib/kadibna" kaga haboon tahay |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Print ka waran haddii la dhaho Daabac taas baa ila quman |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Aniga ahaan waan qiryaya dhamaan eraydada aan meshaan soo dhigteen team-ka iyo saaxibkey @sharafdin , waxana qabaaa in la sameeyo isbdaladaan soo socodo:
sidaan aya soo jedi lahaay in laga dhigo midaan:"
|
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Asc waa idin salaamaya Engrs . Masha Allah adaa ugu faraxsanahay soo ifbaxa soplang. engrs sharfdin iyo omar iyo engr kle ka qayb qaateen adaa idin bogaadinaa waa arin ku dayasho mudan in la sameeyo sidii afkeena hooyo waxkasto oo tech la xariiro aan ku hormarino . in my opinion marka waxaa soo jeedin lahaa in laga dhigo -- Erayga "else" -- Erayga "Akhri" ---- input waxaa ila habon -- Erayga "haystaa " ----- (has / hasOwnProperty ) waxaa ila haboon ---Erayga "isku_xir" ---- (concat) waxaa ila haboon -- Erayga "return " waxa ila haoon in laso gaabiyo --- Erayga "iskudar" aad dhahdeen =>>>> "push/append" horta push iyo append waa lawo macno kala duwan lkn isku shaqo qabanaaayaan hadaa push dhahno "kudarid " Add maxaa dhaheenaa coz waxa la dhisaya waa syntax marka waa kala duweenaa macnaha si ay ardeyda baranyaan sonplang mustaqbalka ugu fududaato |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Waa bilow fiican, waa na aan bogaadinayaa dhallinta isku hawshay shaqadan baaxadda leh. Sida aan ku sheegay faallo aan ku dhaafay Facebook, badi ereybixinta kumbuyuutarka waxa ay salka ku haysaa maaddooyinka xisaabta iyo fisigis, kuwaas oo ereybixin fiican uu hore u gu sameeyey Xafiiskii Manaahijta. Ereybixintaas qaarkood waxa la ga yaabaa in ay ku adkaato qaar ka mid ah ardeyda maanta, balse waa mahuraan in la ilaaliyo si dadku u bartaan intii loo raaci waxa iyaga u fudud. Hoos ayaan ku soo gudbinayaa inta aan ka gaaray in aan isku aaddiyo ereybixintaan. Ereybixinnada qaar ayaan u baahneyn in la ga soo xulo xisaabta iyo sayniska ee fahan guud un ah. Asteynta Doorsoomayaasha & Xog-habeeyaasha (Variable Declaration & Data Handlers)
¹ Ereyga Boolean waxa uu ka soo jeedaa xisaabta Boolean Algebra oo uu unkay ninka la yiraa George Boole oo ahaa xisaabyahan Ingiriis ah. Waa magaciisa oo gadaal loo ga karay -an si loo gu nisbeeyo. Xisaabta Boolean Algebra waxa buugta xisaabta dugsiga sare ee af Soomaaliga loo qaatay Aljebra Bool. U maleyn mayo in ay ereybixin cusub u baahan tahay. Hawlraacyada Xakamaynta (Control Flow)
² Waxa sida oo kale la oran karaa Fansaarro & Habraacyo (Functions & Procedures)
³ Habqoraalka af Soomaaliga oo aan yeelin saddex shibbane oo israaci kara mooyi, ee, ereygan u ma baahna ereybixin kale, waayo waa xaraf ka mid ah alifbeetada Giriigga ee u dhigma ⁴ Ereygani ka ma iman xisaab iyo seynis too na, waxa uu la micno yahay amarka ah ⁵ Waa fansaar asagu mar kale is tixraaca un. ⁶ Waxa kale oo uu noqon karaa Barnaamijeynta ku Saleysan Walaxa (Object-Oriented Programming; OOP)
⁷ Waxa uu ka yimid poly = badan, morph (form) = sansaan; sida xisaabta loo gu ereybixiyey. Barnaamijeynta ku Saleysan Fansaarka (Functional Programming)
Xusuusta & Fulinta (Memory & Execution)
Maareynta Gefafka (Error Handling)
Keydxogeedka (Database)
Amniga (Security)
Tirakoob (Statistics)
Tiraab Guud (General Terms)
⁸ Waa ka duwan yahay ereyga hawlgal marka xisaabta la joogo. Xisaabfalayaal Barnaamijeed (Programming Operators)
Xisaabfalayaal Tartansiin (Comparison Operators)
Xisaabfalayaal Maangal (Logical Operators)
Xisaabfalayaal Saleed⁹ (Bitwise Operators)
⁹ Bit waa salka labo godadka Xisaabfalayaal Kale (Other Operators)
|
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Dhamaan aadbaad u mahadsantihiin akhyaarta isku hawlay barnamijkan aadka waxtarka bulshada ugu leh. qor => waan ku wafaqsanahay in lagu badalo ( |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Dhammaan aadbaa umahadsantihiin intii iska heeshay inee luqada jsi fcn loo hagaajiyo iyadaa first language programming in somaliya intii aan dhihi lahaa dadaa dhahay marka dhamaantiin guul idiin rajeenaa. |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
-
Ku soo dhawoow! Hoos waxaad ka heli doontaa dhammaan ereyada (keywords) muhiimka ah ee ku jira MVP-ga Soplang. Mid kasta waxaan soo raacinay sharaxaad kooban iyo su’aal si aad fikradaada uga dhiibato. Fadlan ka bogo liiska hoose, ka dooro erey kasta ama qaar ka mid ah, ku qor fikradahaaga qeybta faallooyinka.
1. Magac-bixinta Is-ku-dhiska (Variable Declarations)
doordoor? door = doorsoometirodecimal?qoraallabadaranlabadaranma kuu muuqdaa mid la fahmi karo?2. Xakamaynta Socodka (Control Flow)
haddiihaddiima kuu cad yahay?haddii_kalehaddii_kalena3. Wareegyada (Loops)
ku_celiku_celimise erey kale?inta_ayinta_ayma muujinayaa macnaha “while”?joojijoojimiyaa ku filan mise “jari” iwm.?sii_wadsii_wad?minilaamin … ilaa …ma cadahay mise wax ka beddel?4. Hawlaha (Functions)
howlhowlma muujinayaa “function” si sax ah?soo_celisoo_celi?5. Noocyada Xogta & Qiimayaasha Gaarka ah
liisliisvsarray— midkee ka fudud?sheysheyma kugu habboon yahay?runbeenwaxbawaxbama kooban yahay mise aad buu u dheer yahay?6. Hawlaha Gudaha (Built-in Functions)
qor()daabac?akhri()akhri()?nuuc()tiro()qoraal()labadaran()labadaran()?7. Hababka Liisaska (List Methods)
kudarkasaardhereriskuxirka_kooban8. Hababka Shayga (Object Methods)
furahahaystaatirtiriskudar9. Qiimeyntaada Guud
Fadlan si faah-faahsan uga hadal taladaada — Soplang waa ay qadarin doonaan talo kasta.
Ku mahadsanid ka-qaybgalka! 🎉
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
All reactions