course kaan waxaan ku baranaayay sida loo sameeyo websiteka ayadoo isticmaaleysid framework bootstrap sidoo kale waa mid ka aan ku difaacday course ka.
waxaan ka bartay baro ict solution oo ah xarun laga barto cilmiga computer.
course kaan waxaan ka faaiday waxbadan haddan waxaan sameyn garaan website dhameestiran.