Skip to content

Latest commit

 

History

13 Commits

Folders and files

NameName
Last commit message
Last commit date
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Repository files navigation

🌿 Greenbusiness

Greenbusiness waa Website casri ah oo loogu talagalay shirkad ganacsi, kaas oo diiradda saaraya soo bandhigida adeegyada, horumarinta ganacsiga, iyo xiriirka macaamiisha. Mashruucan waxaa lagu dhisay HTML iyo CSS iyadoo la adeegsanayo naqshad soo jiidasho leh (Modern UI).


🚀 Tilmaamaha Mashruuca (Key Features)

Mashruucan wuxuu ka kooban yahay qaybo muhiim ah oo si xirfad leh loo habeeyay:

  • 📱 100% Responsive: Website-ku wuxuu si toos ah ula qabsanayaa Mobile-ka, Tablet-ka, iyo Laptop-ka.
  • ✨ Interactive UI:
    • Hover Effects: Badhamada iyo sawirada waxay leeyihiin animation qurux badan marka la dul istaago.
    • Smooth Scrolling: Marka la gujiyo Menu-ga, si tartiib ah ayuu ugu dhaqaaqayaa qaybta la rabo.
  • 🛠️ Fixed Navigation: Menu-ga sare wuu kula soconayaa si ay u fududaato isticmaalka.
  • 🍔 Mobile Menu: Menu gaar ah oo loogu talagalay Mobile-ka kaas oo is qarinaya una shaqeeya si casri ah.

🛠️ Teknoolojiyada La Adeegsaday (Tech Stack)

Mashruucan waxaa lagu dhisay awoodda:

Technology Sharaxaad
HTML5 Dhismaha iyo laf-dhabarta bogga.
CSS3 Qurxinta, Animations, Layout (Flexbox & Grid).
Font Awesome Astaamaha (Icons) si loo qurxiyo bogga.
JavaScript Mobile Menu Functionality (Toggle).

👥 Kooxda Mashruuca (The Team)

Mashruucan waxaa si wadajir ah u horumariyay kooxda:

👨‍💻 Mansour Mohammed Abdurahman

Lead Developer & UI Designer

Mas'uul ka ah qaabeynta guud, responsive design, iyo animations-ka & sido kale dhismaha.

👩‍💻 Munosalat Cali

Frontend Developer & Content Strategist

Mas'uul ka ah dhismaha HTML-ka, nidaaminta qoraalada, iyo midabada.

-wixii cilad bixin ah team ka siwada jir ah ayeey uwadagayan!-

📂 Qaabka Faylasha (Folder Structure)

Greenbusiness/
├── index.html        # Bogga koowaad ee website-ka
├── style.css         # Faylka qaabeynta (CSS)
├── images/           # Sawirada la isticmaalay
├── README.md         # Warbixinta mashruuca
└── js/               # (Optional) Mobile menu script

About

No description, website, or topics provided.

Resources

Stars

0 stars

Watchers

0 watching

Forks

Releases

Packages

Contributors

Languages